Sheekh Shariif oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo mudooyinkii lasoo dhaafay dalka dibadiisa kunoolaa . Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa kusoo dhaweeyay Sheekh Shariif Wasiiro katirsan Xukuumada federaalka Soomaaliya, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo xubno katirsan Ururka Himilo Qaran. Magaalada Muqdisho ayaa … Continue reading Sheekh Shariif oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Daawo Sawirada)